(Sawirro) Muuse Biixi oo sameeyey arrin uu kaga dayday Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qaaday talaabo dad badan ay ku sifeeyeen inuu kaga dayday madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada federaalka Somalia. Madaxda dowlad goboleedyada ayaa mid walba waxaa uu sameystay ciidan si gaar ah u qalabeysan oo ka duwan ciidamada kale ee caadiga ah, kuwaasoo xitaa u raaca safarada ay magaalooyinka … Continue reading (Sawirro) Muuse Biixi oo sameeyey arrin uu kaga dayday Madaxda dowlad goboleedyada